Qiso igu qabsatay masjid Gaalkacyo ku yiil

Xilli ay Gaalkacyo iska qasnayd ayaan salaada cishaha naftayda ogaysiiyay inaan kusoo tukado masjid markaas iga agdhawaa , soo wayso qaatayoo waxaan xigsaday dhinaca daaqada xiga ee laynka ugu danbeeya qofka saddexaad ayaan ahay .

Markii aan rakuucnay rakcadii kowaad ayaa mid yar oo aan ducaysnayn daaqada kasoo tuuray rashka qarxa ee caruurta markii horana dadku qarax bay u wada toog hayeen . Dee aniga kolaa waxaa cialis Jelly costs fairly much on the market in general. But there are advantageous offers anyway! Buy it only for 4.1 USD and save big! igu danbaysay anoo leh ” subxaana rabiyal cadiim ” qofba cabsida sibuu u wajahay anigu albaabka oo furan baa iga horeeyay horay baan gayr culus kaga tuurtay ilaa wax is badaleen oo waan cararay , oday isagu kici waayay mid buu dabada sii qabsaday , kuwo soo waysaystay oo islahaa ragcadaa ka gaara oo luguhu o qoyanaayeen mutuleelkiibaa u siibtay wiilkaas yar uma ducayn walee soo tan markii banaanka la dhoobtay laye ” war soo laabta meesha qarax kama jiree waa rashe ” , Sayid cabdulle xasan baa laga sheegay ” adba caqlaad leedehee carar maxaa dhaama “.

Mukhtaar Cabdi Warsame

You might also like More from author