Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (10)

Assalamu Calaykum

Marabtaa in uu Allah ku jeclaado. Qisada maanta ee qisooyinka uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay waxa aan kaga hadli doonaa nin uu nabigu (CSW) inoo sheegay in uu Allah jeclaaday. Waxa uu  Allah ninkaas ku jeclaaday iyo qisadii ninkaas halkan ka daawo. Fadlana sii fidi…

Siciid Cali
Said Ali Ahmed

Ottawa

 

The post Qisadii ninkii uu Allah jeclaaday – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (10) appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author