Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (15)

Assalamu Calaykum

Maanta ee qisooyinka  nabigu (csw) uu  ka sheekeeyay waxa aan ku soo qaadan doonaa qisadii ninkii gabadh ka doonay in uu ka sinayso oo markii ay gabadhii uu rabay u soo gacan gashay oo uu awood u yeeshay in uu fuliyo wixii uu rabay hadana ka joogsaday samaynta ficilkaas xun. Qisada ninkaas halkan ka daawo, fadlana sii fidi hadaad krto.

https://youtu.be/whMFfUj2tg4

Mahadsanid

Said Ali Ahmed
Ottawa

The post Qisadii ninkii shahwadiisa ka adkaday- Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (15) appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author