Qisadii ninkii dhulkii uu iibsady khasnada ka helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (8)

Assalamu Calykum

Hadaad dhul iibsato oo aad khasnad ku duugan ka hesho dhulkaas maxaad samayn lahayd. Qisada maanta ee barnaamijka qisooyin uu nabigu (CSW) ka sheekeeyay waxa ay ka hadlaysaa nin sidaasi ay ku dhacday wuxuu sameeyay iyo sida arinkaas loo xaliyay. Casharo badan ayaa ku jira . Fadlan halkan ka daawo siina gudbi ajar baad ka heli.

Mahadsanid

The post Qisadii ninkii dhulkii uu iibsady khasnada ka helay – Qisooyin uu nabi Maxamed (CSW) ka sheekeeyay (8) appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author