Qaramada Midoobay oo sheegtay inay sii kordhayaan dadka Abaaraha ay ku saameeyeen Soomaaliya

War Qoraal ah We’ve got the best albenza prices you can find on the market nowadays. Purchase your albenza at our store for 0.49 USD today! oo ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in ay sii korortay dadka ay Abaaruhu ku saameeyeen Gobollada Dalka Soomaaliya.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 2.9 Million oo qof oo Soomaaliyeed ay u baahan yihiin Gurmad Deg Deg ah.

Dadkaan ayaa lagu sheegay Warbixinta Qaramada Midoobay in ay ku kala sugan yihiin illaa 13 Gobol oo Soomaaliya ka tirsan.

Sidoo kale Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in haddii aan wax laga qaban Arrimaha Abaaraha ay ka sii dari doonto heerka ay haatan gaarsiisan tahay.

Dhawaan ayaa waxaa Soomaaliya soo booqday Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutierrez.

You might also like More from author