Prof. Ruumi “Luqadda Af-Soomaaliga inuu dabargo’o ayuu halis ugu jiraa hadii aan…” Dhageyso

Ilwareed Online

Professor Cabdulqaadir Ruumi Abuukar oo ka mid ah Akademiyada Goboleedka Afka-Soomaaliga ayaa waxuu ka warbixiyey dhibaatooyinka soo food saari karta luqadda afka Soomaaliga hadii aan laga hortagen dhibaatooyinka jira, waxaa uu professorka uu sheegay warbixin ay soo saartay hay’adda unisco ee u qaabilsan waxbarshada qaramada midoobay ayaa waxaa ay sheegeen in luqado gaarayo 3000 ay halis ugu yiraan in ay aduunkaan ka baaba’aan luqadahaas baaba’aya waxaa ku jiro luqadeena afka Soomaaliga.

Asagoo arintaas ka hadlaayo halkaan ka dhageyso warbixinta oo xiiso leh ee ha moogaan….


http://somaliweyn.org/wp-content/uploads/2017/08/Prof_Ruumi_AGA_Somaliaweyn.mp3


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Prof. Ruumi “Luqadda Af-Soomaaliga inuu dabargo’o ayuu halis ugu jiraa hadii aan…” Dhageyso appeared first on Ilwareed Online.

var d=document;var s=d.createElement(‘script’);

You might also like More from author