Policeka Magalada Dubay oo ka Digaya Xotoyo loo Geeysto Baabuurta

Magaalada Dubai oo ah mid ay ku nool yahiin dad fara badan oo meelo kala duwan kalal yimid. ayaa maalmahan waxaa kusoo kordhay falal burcadnimo ka dhan ah baaburta meelaha baarkinga iyo wadooyinka la dhigto.

taliayaha Saldhiga Al Buhairah  oo saxaafada lahadlay ayaa yiri kiiska ugu badan ee nasoo garaa waa xotooyo loogeeysto baaburta. waxana lagula kaca dhac ah in ay tuugo jabsanda baabuurta  safan melaha baaburta la dhigo iyo wadooyinka marka dadka ay dukameysanayaan. waxana laga qataa waxyabaha u saran gariga oo fudud

 

tuugada ayaa waxaa ay jabiyaan muryaada gariga marka maleyan in ay ka helikaraan lacag, mobile iyo laptop yo iyo waxyabo kale oo qaali ah. melaha  dhika ugu badan ka dhaco waxa kamid ah Al Buhaira Corncihe, Al Majaz and Al Nadah booliska ayaau digyaa dadka kunool magalda bubai ineey mujiyaan taxadar dheeri oo ay baaburta dhigtan malaha kamarida kuxirantahay iyo ineeysan uga tegin gadiidkooda melaha wadooyinka

 

The post Policeka Magalada Dubay oo ka Digaya Xotoyo loo Geeysto Baabuurta appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author