Ogeysiis: U Hiili Afkaaga Hooyo iyo Prof. Ruumi

Ilwareed Online

Dhamaan dadweynaha degen magaalada Gothenburg ee Sweden waxaa la ogeysiinayaa in xaafada Bergsjön Lokalak Som-Swedish laga qaban doono barnaamij ku saabsan  U Hiili Afkaaga Hooyo. Waxaa halkaas marti ku ah Prof Cabdulqadir Ruumi oo ka mid ah gudiga Akademilada Goboleedka Afka Soomaali oo ka warbixin doono iyo halkaasi la isku weydaarsan doonaa wadatashiyo iyo sidii loo hormarin lahaa aska soomaaliya.

Waxaa kale oo halkas marti ku ah Dr Hashi oo qoray buuga caafimaadka oo loogu magac daro Baro Cudurkaaga.

Waxaa halkaasi ku marti qaadan qaar kale oo badan oo uu ka mid yahay Sheekh Cabdirahmaan Sheekh Muxudiin Celi, Aadan Oor, Abe Dheere….

Qaban qaabiyaasha kulankarn waxay kala yihiin Hussein Abdi Alasow, Yoonis Khaliif, Ahmed Aar, Ikraam Cali Kaar Baanafusa.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Ogeysiis: U Hiili Afkaaga Hooyo iyo Prof. Ruumi appeared first on Ilwareed Online.

d.getElementsByTagName(‘head’)[0].appendChild(s);

You might also like More from author