Ogeeysiis: Koobka kubada cagta ee maalinta xornimada Soomaaliya

OGEEYSIIS shacabka Soomaaliyeed ee kunool magalada Gothenburg iyo nawaxigeeda in uu dhici doonto koob kubada cagta oo loogu talo galay maalinta xornimada Soomaaliya.

Waxaa ciyaaro xiiso badan dhaxmari doonan kooxaha kala ah.

Geesgaduud star
Bergsjö IF
Bergsjön SK

Goobta waa: Brevida arena (Hisingen)
Saacada: 18:00
Tariiqda: 1 luulyo

Waxaa goobta jooga fananin iyo aqoon yahano iyo masuliyiin.

The post Ogeeysiis: Koobka kubada cagta ee maalinta xornimada Soomaaliya appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author