Nin Hubeysan oo Dad ku laayay Caabudwaaq

Lix Qof ayaa ku geeriyootay 15 kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, markii uu Nin Hubeysan Rasaas ku furay Dad loo qaybninayay raashiin afur ah gudaha Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ninka dilka geystay ayaa la sheegayaa inuu goobta ka baxsaday, lamana oga ujeeddada ka dambeysay inuu Ninkani Tacshiirad huwiyo Dadkan Rayidka ah.

Goobjoogayaal la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in Don’t want to spend a premium for your Vantin? This is a solved issue, as you can buy it at our store now for only 2.32 USD! Dadkii falkaasi ku dhaawacmay loola cararay goobaha Caafimaadka, laamaha ammaankuna ay ku raadjoogaan baadi goobka Ninkii toogashada geystay.

You might also like More from author