Neymar oo maata si rasmi ah ugu biiraya kooxda PSG

Ilwareed Online –

Kooxda reer France ayaa iminka dooneysa inay dar dar galiso heshiiska ay kula soo wareegeyso xiddiga reer Brazil Neymar si uu laacibka kulankiisii ugu horreeyay ugu safto kooxda kulankooda ugu horreeya ee Ligua 1 ay 5-ta August la yeelan doonaan Amiens.

“PSG waxay bixin doontaa lacagaha 222 milyan oo euro ee lagu bur burinayo qandaraaska Neymar, waxaana la soo bandhigayaa maanta laacibka inta uusan usbuucu dhamaan.”. Ribeiro ayaa sidaa u sheegay French 24-hour news channel.

Xoog waynta Faransiiska ayaa iminka ku rajo wayn in Neymar uu tjiaabada caafimaad ka gudbayo maanta oo khamiis ah.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook :
Ilwareed Online

The post Neymar oo maata si rasmi ah ugu biiraya kooxda PSG appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author