Natiijada Codbixint Xoriyadoonka Catalna ee Dalka Spain

kagadaal diyaargaroow xoogan codbixnta madaxabanaanida Maamulka Catalan oo dalka Spain ka trisan. kaa oo hadeer donaya xoriyad i uu ka qaato dhulweynaha dalka Spaian. dadka reer Catalan shacbi iyo siyaasiyiin waxaa xiisa iyo xamaasad u qabaan madaxbanaani iney ka qaataan dalka Spain

Madaxadka Gobolka Catala oo saxafada la hadashay ayaa sheegay in ay natiijo fiican ka soo baxaday doorashada  2,300   labad kun iyo sedex boqol   goob codbixin ayaa ladiyaarshay  in ay ka codeeyaan dad gaaraya 5.3 million Shanmilyan iyo Sedex bolokun qofood.   Malinta axada codbinta wey dhacaday inkastoo ay jirtay dhibato iyo is hortaag xoogan ciidanka dowlada ay sameyen

Carles Puigdemont Madaxa Gobolka Catalan ayaa shegay in 319 goob cod bixin la xiray inka badan lagu sameye hadaad iyo hajuum aysan dadka sid  saxad u codeeyn. waxaa suusrtagashay in dad  2.200 Labo milyan iyo laboqol kun qofood codkoda dhibtaan 90% ay ku codeeyeen Haa Gooni Ugoosad.

Xukumada Dalka Spain ayaa waxba kama jiran ku tilmaamtay natiijda kasoo baxaday codbixinta. waxana ay sheegtay rabshado  xoogan ay  waxyeelo u geeysto in kabadan 12 askarta dowlada Spain waxaana xirmay oo qura 92 goob codbixin ah.  Xukumada oo isqilafans ayaa siyabo kaladiw u hadashay .  Mr. Ada Colau Duqa Magaalda  Barcelona ay ku tilmaya sida ciidanka police u dhaqmeyn in ay tahay si xun. halka Soraya Saenz Resul Wasre uxigenka sheegay in dowlada talabo fiican qaday Boliskana si xirfadeyn waajibkas u gutay.

Dowlada Spain ay leh Sakay oo Isniin shir degdeg arinka Catalana oo anoqday midka mid xiisadii ugu xumeey ebed  taarikh dalka Spain oo hadeer dhex maquuranyso dagaal ay la gashay dadka shacbiga aftida dhibanlah. sida ay sheegay xeeldheryaal arimaha siyasada odoros. dowlada waxaa u furn labo arin oo ah in ay aqbasho natijad codbixita oo  xoriyad siiso Catalan iyo in ay cadaadis dhankast ku bilwada Siyasiyiint, Xisbiyada iyo Xildhibaanda kasoo sheedo Catanal

 

Abdulahi

The post Natiijada Codbixint Xoriyadoonka Catalna ee Dalka Spain appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author