Muuqaalka gaarigii ku qarxay isgoyska Zoobe bil kahor oo la helay

#Ilwareed Online – #

Waxaa hadda la helay Muuqaal kooban oo ku saabsan qarixii ka dhacay Isgoyska Zoobe bil ka hor 14 Bishii Octooper ee Sanadkaan.

Muuqaalkaan oo ay duubtay kaamirada Qarsoon ee loo yaqaano CCTV ayaa waxa uu muujinayaa Gaariga inta uusan qarxin oo la arkayo iyo sida ay Goobta u tahay mid mashquul badan.


http:// somaliweyn.org/wp-content/uploads/2017/11/muuqaal-yar-Copy.mp4

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com

fadlan like saar boggeena facebook : #ilwareedonline

The post Muuqaalka gaarigii ku qarxay isgoyska Zoobe bil kahor oo la helay appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author