Muhaajiriin Soomaali ku jirto oo laga badbaadiyay xeebaha Talyaaniga + Sawirro

Ciidamada ilaalinta xeebaha dalka Talyaaniga ayaa soo badbaadiyay tahriibayaal isugu jira Soomaali iyo Afrikaan kale.

Maraakiibtan talyaaniga ah ayaa gurmad ballaaran u fidisay tahriibayaashan kaddib markii doonti ay wateen ay ku qar-qantay xeebaha jasiiradda Lampedusa ee dalkaasi Talyaaniga.

Tahriibayaal farabadan oo isugu jira Soomaali iyo Africaan kale ayaa hore ugu geeriyooday badda Mediterenimka ee u dhaxeysa Liibayo iyo Italy.

The post Muhaajiriin Soomaali ku jirto oo laga badbaadiyay xeebaha Talyaaniga + Sawirro appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author