Mudaharaad Gilgilay Puntland Iyo Xukuumadda oo Go’aan Gaartay

Ilwareed Online

Xaalada Ganaci ee Puntland ayaa cakiran kadib markii ay Dadweynuhu ku jahwareereen Lacago shilin Soomaali ah oo sicir barar keenay, kuwaas oo sababay in markii dambe la diido isticmaalka Shilinka Soomaaliga.

Mudaharaadyo ayaa ka dhashay, Ganacsigiina wuu istaagay,Xukuumadda Puntlandna waxa ay soo saartay Go’aan adag.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Mudaharaad Gilgilay Puntland Iyo Xukuumadda oo Go’aan Gaartay appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author