Maxkamadda Ciidamada oo Xukun dil ah saakay Fulisay+Sawiro

15

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Xukun Dil ah ku fuliyay C/qaadir Cabdi Xasan oo ahaa Ninkii waday Gaarigii ku Qarxay Suuqa Beerta Ee Degmada Waabari 27-kii Get the best Pilex deals at our online store today! Take a look at our offers and buy your Pilex for only 68.21 USD! November 2016.


Ninkaan saakay la dilay C/qaadir Cabdi ayaa horay Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay Xukun Dil ah ugu Xukuntay,iyadoo Saakay lagu Fuliyay Xukunka Dilka ah.
Qaraxii ka dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waabari waxaa ku dhintay in ka badan 30 Ruux oo Shacab ah, waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 50 kale.
Dhanka kale Ciidamada Ammaanka ayaa Gacanta ku dhigay C/qaadir Cabdi Xasan maalintaasi xilli uu Gaariga soo dhigay Suuqa Beerta,waxaana Gaarigii uu halkaas soo dhigay Qarxiyay Nin kale oo la socday, balse ka baxsaday Gacanta Ciidamada.

You might also like More from author