Maxkamadda Ciidamada oo maanta Xukun Dil ah ku Fulisay ninkii dilay Talihihii NISA ee G/ Sh/ Dhexe

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun Dil ah ku Fulisay nin Horay Dil uga geystay Gobolka Shabellaha Dhexe.

Maxkamadda Ciidamada ayaa Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ahaa Ninkii horay u dilay Taliyihiin If you’re reading this ad, than you’re searching for affordable Indinavir deals. We offer it for 4.77 USD, so get it now! Ciidamada Nabad Sugidda Gobolka Shabellaha Dhexe C/wali Ibraahim Maxamed kaasi oo lagu dilay Magaalada Jowhar 23kii June 2016.

Dhnka kale Yuusuf Xuseen Maxamuud oo ah Shaqsiga Xukunka Dilka ah lagu Fuliyay ayaa Markii uu dilayay Talihihii NISA ee Gobolka Shabellaha Dhexe waxaa uu ka mid ahaa Ilaaladiisa gaarka ah.

You might also like More from author