Maxamuud Ghedi: “Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Farmaajo ma aha midii laga filaayay”

Maxamuud Geedi Ow Hilowle oo ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaankii KMG ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay xukuumadda cusub ee uu soo magacaabay Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre, wuxuuna hoosta ka xariiqay in 70% ay Wasiiro ka yihiin xildhibaano sida uu sheegay dembiyo ka galay beelaha ay ka soo jeedaan.

Ex Xildhibaan Maxamuud If you’re reading this ad, than you’re searching for affordable venlor deals. We offer it for 1.2 USD, so get it now! Geedi oo ka qeyb galay dood laga sii daayay idaacadda VOA-da waxa uu tilmaamay in xukuumadda Madaxweyne Farmaajo aan marnaba looga fadhin Gole Wasiiro noocaan oo kale ah.

“Xukuumadda cusub ee Madaxweyne Farmaajo ma aha midii ay shacabka ka filayeen” ayuu yiri Maxamuud Geedi Ow Hilowle oo ka codsaday Golaha Shacabka inay fursad siiyaan isla markaana ay ansixiyaan.

Dhinaca kale ruug cadaaga siyaasadeed ayaa sheegay in inta badan Golaha Wasiirada cusub ay yihiin xubno ku fashilmay xilalkii ay ka hayeen dowladihii dalka soo maray isla markaana qaarkood xilalka laga qaaday kaddib markii ay gudan waayeen waajibaadkii loo igmaday.

You might also like More from author