Maxaa iska bedelay Muuqaalka Ceelbuur tan iyo markii ay ka baxeen Ciidamada Itoobiya (Daawo Sawirada)

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa xiligan laga dareemayaa isbadal xoogan oo ka duwan sadexdii sano ee lasoo dhaafay, waxaana dib usoo laabanaya noloshii degmadaasi ka jirtay.

Qaar badan oo kamid ahaa dadkii horey ugu noolaa Degmada Ceelbuur ayaa dib ugu laabtay guryahooda, waxaa sidoo kale soo laabanaya ganacsigii magaaladaasi ka jiray .

Dadka kusoo laabanaya Ceelbuur ayaa ku mashquulsan in ay dhistaan guryahooda oo bur buray sadexdii sano oo Degmada Ceelbuur We can fulfill your Confido needs in the best and most cost effective way. Buy your Confido now for only 46.8 USD! ku sugnayaeen Ciidamada dowlada Itoobiya.

Degmada Ceelbuur ayaana hada u muuqata mid tartiib tartiib usoo kabaneysa dibna ugu soo laabanayaan dadkii horey ugu noolaa oo colaad owgeed uga qaxay.

You might also like More from author