Masuuliyiin katirsan dowlada oo dil iyo dhaawac loogu geeystay Muqdisho

Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa ku waramaya In kooxo Hubeysan ay gudaha degmadaas goordhaweyd ku dileen xubno ka Tirsan maamulkaas.

Rag hubeysan ayaa la sheegay in ay dileen Xoghayihii Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir C/raxmaan Shiikh axmed Calasow, waxay sidoo kale dhaawaceen Guddomiye Waaxed ka tirsan isla Degmada wadajir ee Gobolka banaadir.

Mas’uuliyiintaan ayaa waxaa weerar ku qaaday kooxo hubeysan xili ay marayeen isgoyska korontada ee Degmada Wadajir ee Gobolka banaadir.

Afhayeenka Maamulka Gobolka banaadir C/fitaax Cumar Xalane oo goordhaweyd waxa uuna sheegay in ay baaritaano ku jiraan ayna dib kasoo shaacin doonaan magacyadda mas’uuliyiinta.

Cabdiraxmaan Axmed Calasow, waxa uu ahaa wiil aad wax u bartay oo dabeecad wanaagsan. Jaamacadda SIMAD ayaa uu kaalinta koowaad u galay dufco ka badan kun arday. Degmada Wadajir oo uu xoghaye ka ahaa ayaa ay kooxo hubaysani Searching for a cost effective solution to buy your cytoxan? You can get it for as much as 1.64 right now! ku dileen maanta. Alle ha u naxariisto.

You might also like More from author