Mashruuc Indha fiiqis iyo Dawayn ah oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho iyo Kismaayo.

Heyada Alnuur Foundation vs doctors Worlwide oo turkiga ka socota ayaa wadajir u soo gabagabeeyay Mashruuc samafal lacag laaan ah oo isagu jiray indhofiiqid iyo daweyn kaas oo lagu qabtay Wajigiisii 2 Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose.
Dr Cabdirisaaq Axmed Maxamed ‘”Dr Dalmar” Maamulaha Heyada Alnuur Foundation ayaa sheegay In Mashruucaan ay iska kaashadeen Heyada Alnuur iyo Dhaqaatiirta Turkiga ee Doctors Worlwide uu ahaa Mid samafal Tabarucaad ah oo lagu caawinayay Dadka barakacayaasha iyo danyarta.

If you are looking for cheap remeron, but still are unsuccessful, you can enjoy buying it for only 1.43 USD right now at our online store!

You might also like More from author