Maqaal: Shirweynaha London:- Si fudud deeq looma helo, dayna laysuguma cafiyo

Waxaa London lagu qaban doonaa shirweyne looga arrinsan doono Soomaaliya. Shirkaasi waxaa Dowladda Federalka laga sugayaa inay soo hordhigto Beesha Caalamka iyo Hay’addaha Maaliyadda (IFM, Bankiga Addunka iyo Bankiga Horumarinta Afrika) qorshe dhaqaale oo ay ku qanci-karaan. Walow bahda Reer Yurub ay diirada saari doonaan la dagaalanka Burcad-badeedka, Argagixisada, iyo ka hortaga tahriibka, shirkii hore Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud wuxuu ku guulaystay in DFS taladeedii la Tixgeliyo. Halkaas waxay Soomaaliya ku Don’t disappoint and discourage if the prices for your cymbalta are too high, because now you can get it for as much as 0.99! kasbatay magac ayadoo ay noqotay dalkii ugu horeyay ee tala-bixintisii lagu daro barnaamijka dib-u-dhiska iyo nabadeenta dal bur-buray.

You might also like More from author