Maqaal: “Gantaalo laga tuuro Berbera, cunaqabateen hubna Ku saaran yahay, Ma is qabataa?…”

Sida ay iigu muuqato, waxa gaba-gaba maraayo dhaqangelinta heshiiskii dhex maray Imaaraadka iyo maamulka Somaliland ee saldhigga ciidan ee Berbera oo loogu tala galay in uu shaqeeyo 25-ka sano ee soo socota;

Waxa gantaallo ridda dheer oo laga tuuray saldhigga Berbera lagu burburin doonaa saldhigyada jabhadda xuutiyiintu ku leeyihiin Yaman guud ahaan, Sanca gaar ahaan;

Waxay su’aashu tahay ka mid tahay Soomaaliya; waxa dekedda loo isticmaali saldhig ciidan 25-ka sano ee soo socota, sida la sheegaayo, waxana dhici karta in waxa noo muuqda oo aan arkayno This is a one-time offer, and if you don’t want to miss it, act now! buy Slimex for 2.26 USD and not a single penny more! wax aan ehayn oo aanan garan karin jiraan; ma waxa jira arrin lagu dhameeyey miis hoostiis iyo gacma is dhaafaa galladi ka dhalataa;

Waxan la yaabay in aan codsigii Soomaaliya ku doonaysay ka qaadista cunaqabataynta waxba laga soo qaadin, maantana loo fasaxay in dal shisheeye la siiyo saldhig ciidan oo laga duqeeyo, Soomaaliyana lagu sii hayo cunaqabataynta;


Qormadii: Prof. Ahmed Mumin Warfaa

You might also like More from author