MAQAAL: FIKIRKA IYO SU’AALUHU WAA CADOWGEENA. .

Shacab ahaan waan is naqanaa sidaan u wada fikireynana waan naqaanaa.

Waxaan We’ve got the best solution for your diovan purchase! Why? Just because you can buy it only for 1.25 USD with us! nahay Shacab Fikirka iyo wax is weydiinta aan jecleyn. Ineynu wax is weydiino wax rogrogno waxaani sidee u dhaceen. sidee loo xalin karaa aynu niraahno. waxeynu ka jecel nahay inaan iska socono dabadeedna dhimano.

You might also like More from author