Maqaal: Fariinta madaxda Maamul Gobaleedka waxay ku bilaabeen inay Ducaystaan

Ilwareed Online

Fariinta madaxda Maamul Gobaleedka waxay ku bilaabeen inay Ducaystaan oo ay muujiyaan inay saadu tahay xaq waajib ah.. waa ku amaanen yihiin inay Duceystaan ilaahayna xaqa ha tuso.

Shirka Kismaayo ee Madaxweyna yaasha dawlad Gobaleedka soomaaliya waxaa laga filan karaa go’aamo lagu dhiirigalinayo Geedi socdaka habka Faderaalka ee soomaaliya

Su’aashu waa Diyaar ma u yihiin madaxda dawladu Faderaalka soomaaliya inay Talada loo soo jeediyo qaataan

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta xarunta Aqalka Sare kula kulmay Guddiga dib-u-eegista Dastuurka ee Baarlamaanka aqalka sare

ayaa raali gelin ka bixiyay khaladkii ka dhacay Wasaaradda Dastuurka isagoo sheegay inuu shaqsi ahaan la wareegayo arrimaha Dastuurka.

Fariinta Raysal wasaare khayre ayaa ah astaan fiicin oo bilow u ah in khilaafka xal loo helo.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Maqaal: Fariinta madaxda Maamul Gobaleedka waxay ku bilaabeen inay Ducaystaan appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author