Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka oo Salaad Roob doon ah maanta laga tukanaayo

Waxaa Salaad roob We offer the best aciclovir solutions you can find on the market today! Buy your aciclovir only for 0.6 USD now! doon ah oo Alle looga baryaayo inuu abaaraha ka dulqaado Goboladda dalka Soomaaliya saakay la filayaa in laga oogo Magaalada Muqdisho iyo qeybo ka mid ah Gobolada Dalka.

Salaadaan oo Alle looga Baryayo inuu dadka Soomaaliyeed ee Abaaraha ay heystaan uu ka dulqaado abaaraha iyo cudurada ayaa waxaa ku baaqay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Maxamed Farmaajo, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Alle bari sameeyaan isla markaana ay dukadaan Salaaad roob doon ah.

Dhanka kale Qabanqaabada Salaadaan roobdoonka ayaa saakay ka socoto magaalooyin badan oo ka tirsan dalka oo ay ka mid tahay Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

You might also like More from author