Madaxweynihii ugu da’da yaraa oo ku guuleystay doorashada dalka Faransiiska

Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay doorashadii madaxtinimada dalka Faransiiska oo maalmahaan socotay, iyadoo guddiga doorashooyinkaasina ay ku dhawaaqeen natiijada codadkii ay kala heleen labada musharax ee isugu soo haray tartanka.

Emmanuel Macron ayaa ku guuleystay doorahada isagoo helay 65.5%, halka haweeneyda la tartameysay ee lagu magacaabo Marine Le Pen ee sida weyn u Necbeeyd Soo Galootiga Soomaalidu ku jirto.

Magaalada Paris This is a perfect opportunity for you to save on your Arimidex buy, because we offer it only for 6.86 USD! All is legal and real! ee caasimada u ah wadanka Faransiiska waxaa ka bilowday dabaal degyada guusha Madaxweynaha cusub ee dalkaasi Mr. Macron, waxaana haweeneyda uu ka guuleystay ay heshay codad dhan 35.%, iyadoo madaxweynaha cusub si aad ah uga siyaasad duwan yahay haweeneydii la tartameysay ayaa la filayaa inuu isbedel ku sameeyo xukuumadda xilka wareejineysa.

Dhinaca kale Mr. Macron ayaa ah madaxweynihii ugu da’da yaraa ee soo mara taariikhda wadanka Faransiiska, iyadoo doorashadiisa ay ku soo beegmeyso xilli dalkaasi ay ka dhacayaan weeraro ay geysanayaan kooxaha argagixisada caalamiga ah isla markaana dalalka Midowga Yurub ay soo wajahday xaalad nabadgelyo xumo.

You might also like More from author