Madaxweyne Xaaf oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Degaanada Galmudug =Wareegto uu soo saaray=

Ilwareed Online

Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa ka soo baxay Wareegto lagu sheegay in Madaxweynaha Galmudug uu Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Degaanada Maamulka Galmudug oo Maalmahaan ay ka jirtay Xiisad dagaal.

Wareegtadaan ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug  ayaa u qornayd sidaan:

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com

fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Madaxweyne Xaaf oo Xaalad Deg Deg ah ku soo rogay Degaanada Galmudug =Wareegto uu soo saaray= appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author