Madaxweyne Trump oo saxiixay qaraar lagu ballaarinayo weerarada ka dhanka ah al-Shabaab

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Al-shabaab.

Qorshahan ayaa milateriga Mareykanka u ogolaanaya in weeraro dheeraad ah oo dhanka cirka ah ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya, Sidoo kalena ay ballaariyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowladda.

Tallaabadan ayaa horseedi karta in ciidamo dheeraad ah la geeyo gudadaha Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska wasaaradda gaashaandhiga ee dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Trump uu meel mariyay codsi ku aadanaa in taageero loo fidiyo ciidamadda We’ve got the best solution for your benadryl purchase! Why? Just because you can buy it only for 2.41 USD with us! AMISOM iyo kuwa Soomaalida ee dagaalka kula jira Alshabaab.

You might also like More from author