Madaxweyne Siilaanyo “Marnaba lagama yaabo inay mar sadaxaad dib u dhacdo Doorshada Somaliland..”

Axamed Maxamed Maxamuud Siinlaayo Madaxweynaha maamulka Somaliland ayaa Shacabka Somaliland ku dhiiri geliyey qaadashada kaarka diiwaan gelinta cod bixiyayaasha oo 29 bishan ka bilaabaneyso gobolada Salal Saaxil iyo Owdal wuxuuna sheegay inay isku wadi doonaan samata bixinta dadka abaaruhu ku heystaan Somaliland iyo bixinta We offer the most advantageous adalat prices on the market, and you may buy your adalat for only 0.39 instantly! kaarka diiwan gelinta cod bixiyayaasha.

You might also like More from author