Madaxweyne Farmaajo oo Todobaadkaan gudihiisa ku wajahan Magaalada Addis Ababa

Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa inuu Yodobaadkaan gudihiisa gaaro dalka Itoobiya.
Safarka madaxweynaha ayaa noqonaaya kiisa ugu horeeyay ee uu ku tago dalka Itoobiya tan iyo xiligii loo doortay xilka Madaxtinimada Soomaaliya 8 Bishii February 2017-ka.
Dhanka kale Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu waddaa inuu maalinta Arbacadda gelinka dambe uu u dhoofo Magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, iyadoo wakaalada Wararka ee Turkiga oo soo xiganaysa ilo ku dhow Madaxweynaha ayaa sheegtay in safarka Madaxweynaha uu qeyb ka yahay horumarinta xiriirka labada dal.

Don’t waste your time searching for cheap viagra Professional! You can buy it for $0.84 right now!

You might also like More from author