Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka ka codsaday inay ansixiyaan Golaha Wasiirada

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamaed C/laahi Maxamed Faramaajo ayaa mar kale ka dalbaday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya in ay codka kalsoonida siiyaan xukuumadda cusub ee uu dhisay R/wasaare Xasan Cali Kheyre, maadaama dalku haatan uu ku jiro xaalad adag loona baahanyahay waxqabad iyo isbadal deg deg ah.

“Waxaan Rajeynaynaa in Golaha shacabka Baarlamaanka Soomaliya ay ansixiyaan Xukuumadda cusub ee uu dhisay R/wasaare Xasan Cali Kheyre, arrimaha xiligaan dalka ka jira waxaan qaban lahaa wasiirada uu soo magacaabay Raisulwasaaraha, waxaan mar kale ka codsadayaa Xildhibaanada sharafta leh in ay ansixiyaan wasiiradda”, ayuu yiri Madaxweynaha Soomaliya.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo oo la doortay 8-dii Febraayo ayaa ugu baaqay dhamaan Shacabka Soomaalyeed inay dowladda la shaqeeyaan oo ay garab istaagaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in dowladdu ay ka shaqayanayso in shacabku ay aaminaan in sidoo kale dalku uu la tartamo dunida kale ee hormartay ee waxqabsiga ku caan Save big on your coumadin purchase and buy it for as low as 0.41 USD right now! Don’t waste another second! baxay.

Arintaan ayaa kusoo beegmaysa xili todobaadkaan gudihiisa xildhibaano gaaraya 115-mudane ay Guddoonka Golaha shacabka baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay u gudbiyeen soo jeedin siyaasadeed oo ku aadan in Ra’iisulwasaaraha Soomaliya dib ugu laabto Xukumaadiisa, Guddoonka ayaa ku raacay arintaas.

You might also like More from author