Madaxweyne Farmaajo iyo RW ingiriiska oo si wada jir u furay Shirka London. Sawirada Shirka

London: Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo iyo Ra’iisal You don’t want to spend more than needed for your Plaquenil. This is why you can get it for 1.57 USD right here, right now! wasaaraha dalka Ingriska Tharesa May ayaa si rasmi ah u furay shirka London, iyadoo Shirka looga hadlaayo Arimaha Soomaaliya.


Shirkaan ayaa ah mid mudoyinkii ugu danbeeyay Abaabulkiisa laga dareemayay dalalka Soomaaliya Taageera oo ay ugu horeyso Boqortooyada UK, waxaana soconaya iminka qudbooyinka Shirka.
Dhanka kale London ayaa waxaa ku sugan hogaamiyaasha Soomaalida iyo Xubno matalaya Beesha Caalamka waxaana la filayaa markii uu shirka soo dhamaado in laga soo saaro war-murtiyeed ku saabsan Waxyaabaha looga hadlay iyo Balanqaadka loo sameeyo Dowladda Soomaaliya.

You might also like More from author