Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare khayre oo ka qeyb galay Xuska Ciidamada Xoogga Dalka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Xasan Cali Kheyrre ayaa Maanta ka qeyb galay Xuska Aas-aaska Don’t know where you can find Cheap paroxetine? We’ve got a perfect solution! Buy it now for 1.05 USD and use it for your good! Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ku beegan 12-ka April.


Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda ayaa hadal ka jeedin doona Munaasabadda ka socota Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya.
Munaasabadda Aas-aaska Ciidamada Xoogga oo ay ka soo wareegatay 57 Sano ayaa Maanta ka socota Caasimadda Muqdisho iyo Gobollada Dalka, iyadoo Madaxweyne Farmaajo 6-ii Bishaan ku dhawaaqay in Dalka uu galay Xaalad Deg Deg ah iyo Dagaal Dalka looga saarayo kooxda Al-Shabaab.

You might also like More from author