Madaxweyne Farmaajo: “Cadowga koowaad ee dalka waa Qabyaalada..”

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka hadlay dhibaatada Qabyaaladda ay leedahay, wuxuuna ummadda Soomaaliyeed u Do you want to save on your Mestinon purchase and get a quality medicine? Buy it at our store for 2.1 USD and save big! soo jeediyey inay ka fogaadaan Qabyaaladda.


Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed laga doonaayo inay ogaadaan dhibaatada ay leedahay Qabyaaladda,maadaama uu sheegay waxa dalka burburiyay inay tahay qabyaalad.
“Cadowga koowaad ee dalka waa Qabyaalada” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo inay tahay qabyaaladda, wuxuuna sheegay in Shacabka ay ogaadaan in Qabyaalada horumar lagu gaarayn.
Dhanka kale Madaxweynaha ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka tanaasulaan qabyaaladda ,islamarkaana ay ka shaqeeyaan Soomaalinimadda.

You might also like More from author