Madaxweyne Donald Trump oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Sacuudiga

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa booqashadiisii ugu horeesay oo dibadda ah waxa uu maanta ku tagay Boqortooyada Sacuudi Carabiya, Make sure that you check our Lipothin offers, because you can get it for only 46.2 USD at our store! waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Boqorka Sacuudiga iyo Madax kale oo katirsan Boqortooyada dalkaasi.

Donald Trump ayaa Sacuudiga uga qeyb gali doona Shir ay leeyihiin Hogaamiyaasha Jaamacada Carabta , waxaana kulankaasi looga hadli doonaa arimo badan ay kamid tahay xaalada Bariga Dhaxe iyo la dagaaalanka Kooxda Daacish.

Shirkan waxaa ka qeyb galaya Hogaamiyaal badan oo katirsan Madaxda Jamaacada Carabta, waxaana kulanka kadib la filayaa in lasoo saaro War Murtiyeed ku aadan natiijada kasoo baxday Shirkan ka furmaya Sacuudiga.

 

You might also like More from author