Madaxweyne Cosoble: “Xaafadaha Huriwaa iyo Kaaraan Hirshabelle ayay ka tirsan yihiin”

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble We’ve got the most cost effective deals for medicines you can find! You can get ceftin only for 4.32 USD right away! ayaa jeediyay khudbad layaab leh oo uu uga hadlayay xuduudaha maamulkiisa iyo degaano cusub oo uu ku soo kordhiyay, kaddib markii uu sheegtay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in dagaalkii Muqdisho ka dhacay uu ahaa mid burburiyay dhammaanba hannaankii dowliga ahaa ee uu dalku lahaa, sidaasi daraadeedna Soomaalidu ku heshiisay nidaam federaali ah inay isku maamusho.

“Xaafadaha Huriwaa iyo Kaaraan Hirshabelle ayay ka tirsan yihiin” ayuu yiri Madaxweyne Cosoble oo intaasi raaciyay in maamulkiisu xukumo qeybo kale oo ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir.

You might also like More from author