Madaxweynaha Soomaaliya oo Ubax dhigay taalada SYL+Sawiro

Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xuska 15-ka May awgeed maanta Ubax xusuus ah dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne farmaajo ayaa Dhalinyarada Soomaaliyeed u diray hambalyo ku aaddan munaasabadda 15-ka May oo ah maalinta dhalinyarada, Islamarkaana ku beegan sannadguuradii 74-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii Ururkii SYL ee Searching for a cost effective solution to buy your Unisom? You can get it for as much as 0.9 right now! xornimadii Dalka u halgamay.

Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo waxaa Munaasabadda Ubax dhiga ku wehliyey xubno ka tirsan labada Golle ee dowladda Soomaaliya, , mas’uuliyiinta Gobalka Banaadir iyo qaar ka mid ah Ururrada Bulshada Rayidka.

You might also like More from author