Madaxweynaha Soomaaliya oo loogu baaqay inuu Mushaaraadkooda siiyo Ciidamada Dowladda

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ka cabanaaya Mushaar la’aan soo food saartay muddo aad u dheer.
Sarkaal u hadlay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa ku baaqay in Madaxweynaha Soomaaliya uu fuliyo Balantii uu la galay Ciidamada ee ahaa inuu mushaaraadkooda siinaayo.
Dhanka kale Ciidamada ayaa ku jahwareersan qaarkood lacago daymo ah oo lagu leeyahay, mana jirto inay ogyihiin goorta la siinaayo Mushaarkooda ay xaqa u leeyihiin.

You might also like More from author