Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay inay dhisi doonaan maamulka Banadir State

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble oo magaalada Nairobi kula hadlayey shacab Soomaaliyeed oo kasoo jeeda Hirshabelle ayaa sheegay in maamulkooda ay dhisi doonaan maamulka Banadir State.

Wuxuu sheegay Cosoble in bisha Ramada oo nagu soo dhow kadib ay shirka dhismaha Banadir State ku qaban doonaan degmada Balcad ee Shabellaha Dhexe.

Wuxuu tilmaamay in gobolka Banaadir uu yeelanayo maamul u gaar ah, islamarkaana Looking for an economic opportunity for your Bactrim purchase? We provide you the opportunity to buy it only for 0.48 USD at our store! dadka deggan Muqdisho ay dhisan doonaan maamulkooda.

Dulmi ma wadno, mana rabno, gobolka Banaadir State waaye, Hirshabelle ayaa dhiseysa Banaadir State, waxaan idiin sheegayaa in gogosha lagu dhisayo dowlad goboleedka lagu qaban doono degmada Balcad, waxaa inoo ballan ah in markii Afka la furo Balcad iyo dhismaha Banaadir State” ayuu yiri madaxweyne Cosoble.

Ugu dambeyn madaxweynaha Hirshabelle ayaa ugu baaqay dadka kasoo jeeda deegaannada Hirshabelle in ay maalgashi ku sameystaan deegaannada maamulkaasi.

(function(d, s, id) { var js, fjs = d.getElementsByTagName(s)[0]; if (d.getElementById(id)) return; js = d.createElement(s); js.id = id; js.src = “//connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v2.3”; fjs.parentNode.insertBefore(js, fjs);}(document, ‘script’, ‘facebook-jssdk’));

Xafladdii uu kaga dhawaaqay Madaxweyne Cali Cabdulahi Cosoble ee ahayd in Maqaamka Muqdisho Gogosheeda laga dhigi doono…

Posted by Hassan Abdikadir Mudey on Tuesday, May 23, 2017

You might also like More from author