Madaxweynaha Hirshabeele ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladd goboleedka Hirshabele, mudane Cali C/laahi Cosoble ayaa lagu magacaabay maamulka gobolka Hiiraan.

Halkaan ka akhriso magacyada mas’uuliyiinta cusub iyo kuwii lagu bedeley.

The post Madaxweynaha Hirshabeele ayaa maamul cusub u magacaabay gobolka Hiiraan appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author