Madaxa Shirkada Coocaka koola qeebt London oo geeriyoday

shirkada coocka koola ayaa waxaa ay tacsi u direysaa geerdia ku timid madaxa shirkada kooko koolo xarunted UK oo si lama filaan ah u geeriyooday. warbixin kasoo  baxaday xafiiska kooko koola  ayaa xaqiijsay dhimashada Dimitiris lois kaa oo geeriyooday 2 ocber 2017

Dimitiri waxaa uu shirkada ksuoo biiray sandka 2007 waxaa uu so qabtay madaxa hoowl maalmeedka shirkada, 2009 waxaa  uu dalacay madaxa sare shirekada  2011 waxaa u noqday madaxguud shirkada qeeybtaa london. inta howshiisa shqo kusoo jiray waxaa lagu amanay howlkarnimo iyo firfircooni dheeri ah

si kumeel gaar ah hoowsha waxaa u sii wadidoono madaxa maliyada shirkada qeeybta London Michalis Imellos  kaa oo haayndoon inta lagasoo doranayao madax cusub oo bedela Dimitiri.

shirkada kooko koola ayaa soo saarta sanadkast 50 milyaardi oo dhalooyin cabitaan kooko kolo u badan iyo cabitaana kale duwan. warbxin sandeedka dhaale  ugu dambeey waxaa ay aheed 5.6% koriinsho faa’iido 3.2 milyaardi sandkii hore 2.84 milyaardi

Dimitir Lois ayaa waxaa qaatay fasax 4 bilood  sababo caafimaad awgeeda waxaana uu wayadan la tacalaye xanuun heeyste kaa loo malyenayo in uu ugu dambeyntii u geeriyooday

 

Coca Colo
Coca Colo

The post Madaxa Shirkada Coocaka koola qeebt London oo geeriyoday appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author