Maamul K/Galbeed oo wada Qorshe lagu midaynayo Ciidamadooda iyo iyo Kuwa Abuu Mansuur

Ilwareed Online

Wararka ka imaanaya Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa sheegaya inay Wadaan Qorshe lagu mideynayo Ciidamada Maamulkaas iyo maleeshiyaadka Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur.


C/Risaaq Cali Aadan Wasiir ku xigeenka wasaarada Amniga ee Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu mideynayo Ciidamada Koofur Galbeed iyo kuwa Maleeshiyaadka Abuu Mansuur.
Dhanka kale wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in Dhawaan Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed iyo Maleeshiyaadka Abuu Mansuur inay weeraro ku qaadi doonaan Al-Shabaabka ku sugan Deegaanada uu ka arimiyo Maamulka koofur Galbeed ee Soomaaliya.

Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Maamul K/Galbeed oo wada Qorshe lagu midaynayo Ciidamadooda iyo iyo Kuwa Abuu Mansuur appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author