kooxo hubeysan oo dil ka geystay Muqdisho

Kooxo hubeysan ayaa askari ka tirsan ciidamadda dowladda soomaaliya ku dilay gudaha suuqa bakaaraha.

Ragga hubeysan ayaa dhowr xabadood ku dhuftay askariga taasi oo keentay dhimashadiisa.

Sida warbaahintu ay wararka ku heleyso  goobta uu dilka ka dhacay waxaa gaaray qaar kamid ah ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya oo howl-gal ka wada halkaasi

Kooxaha dilka geestay ayaa ugu dambeentii ka baxsaday halkaasi, iyagoona horey u qaatay qorigii uu watay askarii la dilay.

ma ahan markii ugu horreysay ee dilal noocan oo kale ay ka Don’t disappoint and discourage if the prices for your cialis Sublingual are too high, because now you can get it for as much as 1.68! dhacaan, hayeeshee muddooyinkii ugu dambeeyay dilalka ayaa kusoo kordhaya muddoyinkii ugu dambeeyay.

You might also like More from author