Kooxda Arsenal oo ku guulaysatay koobka FA Cup-ka,markii ay Guul ka gaartay Chelsea.+Sawiro

Kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxdii ugu horaysay ee ku guulaysata koobka FA Cup-ka markii 13-aad ee taariikhda koobkaas mudadii la dhigaayay.

Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa hogaanka u dhiibay kooxdiisa Arsenal daqiiqadii 5-aad wuxuuna ka dhigay ciyaarta 1-0., iyadoo daqiiqadii 68-aad garsooraha casaan u taagay Moses kaas oo uu ku eedeeyay inuu istuuray, waxaana Chelsea daqiiqadii 76-aad goolka Barbaraha u dhaliyay Costa.

Hase yeeshee Daqiiqadii 3-aad waxaa Goolka guusha Arsenal u dhaliyay Ciyaaryahan Ramsey, kadib markii uu madaxeeyay kubad uu si cajiib ah u soo qaaday Giroud, wuxuuna ka dhigay ciyaarta We offer the most affordable prices for Sinemet on today’s market. Make sure to check our offers and buy Sinemet for 1.18 USD today at our online pharmacy! 2-1.

Dhanka kale Ciyaarta ayaa sidaas ku soo dhamaatay, Arsenal ayaana hanatay koobkoodii 13-aad ee FA Cup-ka, waxayna ka sara mareen Man United oo ay wada lahaayeen min 12-koob.

You might also like More from author