In ka badan 100 ruux oo lagu soo qabqabtay howlgalo ka dhacay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgallo ballaaran xalay waxa ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmooyinka Gobolka Banaadir.

Howlgalladaan ayaa xoogooda waxa uu saameeyay Xaafado ka tirsan Degmooyinka You can buy your adalat for only 0.39 USD, so don’t waste another minute searching and take advantage of our premium offer! Howlwadaag iyo Wardhiigleey ee Gobolka Banaadir.

Waxaana la sheegay in lagu soo qab qabtay ku dhawaad 100 qof oo u badan dhalinyarada Xaafadahaasi.

Tallaabadaan ayaa ka dambeysay kadib dil shalay Xaafadda Xamar Bile ee degmada Wardhiigleey loogu geystay Howlwadeen ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya.

Ma jiro wax faah faahin dheeraad ah oo ka soo baxay Saraakiisha Ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku aadan Howlgalladaasi.

You might also like More from author