Gudoomiye Ku Xigenkii Hore ee Gobolka Bari oo La dilay

Ilwareed Online

khallar Ismaaciil oo horey u ahaan jirey guddoomniye ku-xigeenka labaad ee gobolka Bari ayaa maanta lagu diley gudaha Bosaso.

Dilka Marxuumka ayaa ka dhacay halka loo yaqaan Afar idoodka, waxaana dilkiisa fuliyey dhawr nin oo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca.

khallar Ismaaciil ayaa la keenay isaga oo dhaawac cuslus qaba Isbitaalka Bosaso halkaas oo uu ku nafbaxay.
Ma cadda sababta dilka marxuumka ka danbeysa in ay tahay aano qabiil iyo in ay fuliyeen qolooyin kale.


Mogadishu – Somalia

Wixii warbixin ah waxaad noogu soo diri kartaa email: ilwareednet@gmail.com
fadlan like saar boggeena facebook : @ilwareedonline

The post Gudoomiye Ku Xigenkii Hore ee Gobolka Bari oo La dilay appeared first on Ilwareed Online.

You might also like More from author