Gudoomiyayaasha cusub ee Gobolka Banaadir oo la magacaabay (Akhriso liiska magacyada)

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa xilkii 15 Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolkaan Banaadir.

Wareegto Can’t find an affordable solution for the purchase of your Nicotinell? You’ve found it now! Buy it for $38.4 only! ka sopo baxday Xafsiika Gudoomiyaha Hoos ka Akhriso:

Degmada C/casiis Sharmaarke Maxamed Ladane

Degmada Kaaraan C/Fataax Nuur Cali Yaanyo
Degmada Shibis Safiyo Sheekh Cali Jimcaale
Degmada Yaaqshiid Axmed Xasan Maxamuud
Degmada Howlwadaag C/Kariin Cali Kaar
Degmada Hodan Maxamed Cantoobo

Degnada Dayniile Cwali Nuur Faarax
Degmada Wadajir Cumer C/llahi Xassan
Degmada Dharkeynley C/raxmaan Siid Cali
Degmada Shangaani Basmo Cumer Axmed
Degmada xamerweyne Cumer Shariif Maye
Degnada Xamerjajab C/wali C/llahi Maxamed
Degmada waabari Rowdo C/llahi
Degmada boondheere Zainab Yuusuf Wehliye
Degmada Warta nabada Zainab Maxamuud Warasame.

You might also like More from author