Guddoomiyihii Maxkamadda Kismaayo oo is casilay

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in gudoomiyaha Maxamadda Magaalada Kismaayo uu ku dhawaaqay in uu iscasilay.

Gudoomiyaha iscasilay ayaa waxa lagu magacaabaa Sheekh Xasan Macalin Aadan, waxaana Sanadyadii lasoo dhaafay uu ahaa Gudoomiyaha Maxkamadda Kismaayo.

Ilo ku dhow Madaxtooyadda Jubbaland ayaa sheegay in Sababta uu isku casilay in ay tahay Mushaar la’aan soo wajahday.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxaa la sheegay in uu Cabasho xooggan uu ka muujiyay dhaqaalo xumo ka jirta Maxkamadda Magaalada If you are looking for an economic solution for your lexapro needs, make sure to take a look at our deals, as you can buy it for only 0.39 USD right now! Kismaayo.

You might also like More from author