Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Kheyre oo Maanta yeelanaya kulan albaabada u xiran

Maanta ayaa lagu wadaa in Golaha Wasiiradda Xukuumaddii uu soo magacaabay ra’isul wasaare kheyre ay yeeshaan Kulankoodiii ugu Horeeyey kaddib markii ay codka kalsoonida ka heleen Golaha Shacabka Soomaaliya.

Kulanka Golaha Wasiiradda ee maanta ayaa diiradda lagu saari doonaa Don’t let some commercial system rob you, when you buy your ceftin. We’ve got the lowest prices on the market and we offer ceftin only for 4.32 USD! Wax ka qabashadda amniga guud ee dalka iyo sidoo kale sida ugu haboon ee loo caawin karo dadka ay abaaraha Saameeyeen ee ku kala sugan Goboladda dalka.

Kulanka ay maanta yeelanayaan Golaha Wasiiradda cusub ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa noqonayo Howshii ugu horeysay ee ay qabtaan Golaha Wasiiradda cusub kadib markii shalay lagu hor dhaariyey Golaha Shacabka.

You might also like More from author